كلمات Gabdhaha gaaban
Gabeyey ah gabeyey
Gabey gadudeyey
Gabarey ah gabeyey
Gabey gadudeyey
Ani io adiga rayay
Markan helan dhib ka restay
Kasheydiyo manka adiga dagaye
Qalbiga iyo berka ada hantaye
La.anta miyan hurdaye
Qali waxa tahaye
Mida ku nasta atahaye
Nurkiyo indhaheyga tahaye
Indha ku arka raxeystay
Goansaday iney kula jogan
Marnaba adi ka agtagine
Hagardamo iga da iso race
Gabrey gabey gabey
Gabadhaha gaban halo tago
gacan io lug halo tago
Gob waye ha la ogado
Tan ani waye ha la idhafo
Gabadhaha gaban halo tago
gacan io lug halo tago
Gob waye ha la ogado
Tan ani waye ha la idhafo
Gabarey ah gabeyey
Gabey daudeyey
Ani waxan ka imid mel dheere
Ha igu ridin cel dher
Ubaxi jaceylka ila beere
Isheyda kugu dhacde Mar hore
Bbe waxa tahay midan rabayee
Radinaye ma is racna
Xabta lido maku raxeysana
Marka tahay xalasheydeee
Xabadka iso sar iso kulule
Gaxwo ama coffee kop iken
Ani io adi bananka ina ken
Jawi kalay qado barkada ina gali
Kadib Bariz iyo hilib ino kari
Moyaha bas baska ino so badi
Mos io lin ha kaso tagin
Shaqada walida one week ba ka dhamin
Qorsha dhici dono wa ino labaden
Xaflada anigiyo adiga kaligen
Gabadhaha gaban halo tago
gacan io lug halo tago
Gob ha la ogado
Tan ani le ma la idhafo
Gabadhaha gaban halo tago
gacan io lug halo tago
Gob ha la ogado
Tan ani le ma la idhafo
Gabarey ah gabeyey
Gabey daudeyey
Ani waxan ka imid mel dheere
Your my number wa ku sita
Dhola cadeynta igu disha
Dhabanka tushta ani ka hela
Dhaxdada madagta dhakab ma dhaha
Bashi dhabanada mac maku dhaha
Nolal private makula galaaa
Jawi qurux bdn ma wadaa galna
Carur qurux bdn ma wada dhalna
Gabarey ah gabeyey
Gabey gadudeyey
Gabadhaha gaban halo tago
gacan io lug halo tago
Gob waye ha la ogado
Tan ani waye ha la idhafo
Gabadhaha gaban halo tago
gacan io lug halo tago
Gob waye ha la ogado
Tan ani waye ha la idhafo